Sida la wariyay Diyaarad ay saarnaayeen Wasiirka Difaaca Dalka Kenya Aadan Barre Ducaalle isaga iyo Wafdi oo uu hoggaaminayay in ay ku dhacday Magaalada Turkaana.
Wasiirka ayaa la tilmaamay in uu ku sii jeeday MagaaladaTiaty lamana oga waxa sababay dhicidda Diyaaradda.
Goob joogeyaal Maxali ah ayaa wariyay in Dhaawacyada Diyaaradda dhcday loo qaaday Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.
Wixii faah faahin ah kala soco halkaan.