Waxaan caawa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ku saabsan dardar galinta Sugida Amniga Caasimadda iyo u diyaar garowga munaasabadaha nagu soo aadan ee Ciidul Adxa iyo Todobaadka Xorriyadda, saraakiishii iyo madaxdii kale ee kulankan ka qeyb gashay ayaan faray in mas’uuliyad gaar ah la iska saaro wayneenta maalmaha qiimaha badan ee nagu soo aadan.
Gudoomiye madaale oo caawa la kulmay sarakiisha cidanka aminiga muqdisho
By -
June 20, 2023
0
Tags: