Waxaan qormadaan si faah faahsan uga hadli donaa dhibatada uu leyahay qamarka waliba si gaar ah umada soommaliyed
Qamaar marka lajoogo diinta suuban ee islaamka waa danbi waana xaaraan
Umada soomaliyed gaar ahaan dhalinteedana sanadahan danbe marna uma firiyaan waxaan sharciga maxow ka qabaa oo dinta maxay ka tiri
Waxaa sadaxddii sano ee lasoo dhafay aad ubahay qamaar ciayaretka loo yaqaan 1xbet
1xpet waa aplication lagala soo dago chrome-ka ama any prower aad heleyso waxaana laga sameystaa usser iyo passaword kadibna lacago ayaa lagu shubaa inta badan waxaa aad uciyara ciidamada sidoo kale dhalinta ayadana qaab kale oo inyar ka duwan kuwo ciidanka dhelaan ayey dhelaan oo ah ciyaar banoni labo koox lasadaalinaayo mid ayaa tagere oo aad ledagay ayadaa badineyso kadib sidaas ku badine ama looga badinaa halka kuwa ciidama ah ama dad qaar ay dhelaan waa ciyaaro latabanayo shashada talefanka wana wax aadan hagi karin oo adan ku adisan karin halka faaidada kuu ah waxaa hagayo computer kaliya shashada ayad iska riixe marna dhowr sint ayuu ku siina marna inyar oo lacagtadii ka sareyso waxana hubaal ah 100%90 in qasaradu ay badan tahay sidaas darteed dadkii oo dhan waa qabatimeen oo wax walbo oo ay soo helaan wey giliyaan ayagoo isleh manta ayaad wax weyn ka helee ilaa markii danbe xitaa waxa uu u isticmali lahaa naftiisa ow iska iloobo amaba inuu wax yabaha uu asagu keyahay ama uu gacanta ku haayo uu iibsado ilaa marka danbe ay ku kalifto inuu wax soo xado ama uu soo dhaco wana aragteen waa dhacdoyin ilaa maxkamadaha lala tagan yahay
Marka hore xitaa hadii aad wax ka hesho waa xaaraan oo maku barakobayaan oo kulel ayaad ka qadee
Hadii aadan helina waa labo qasaaro oo xolahadiina waa dhumen danbina waad gashay
Sidaa darteed haleyska ilaaliyo qamaarka
Kaliya mahan qamarka 1xpet waxaa jiro ilaa dhowr qeybod ama xitaa website-yo wax laga iibsado oo iibkoodu xaaran yahay marka dunidaan casriga yey dhanka xumanta noo jiidan ee dhanka wanaga halooga faideysto