Redsea Hospital ayaa caawa si rasmi ah u daah-furay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka taas oo ah qeybta furista xididada xiran ee lugaha iyo gacmaha.
Qeybtaan cusub horay markii loogu baahdo waxaa loo aadi jiray hindiya iyo dadal kale
Hada waxaa la kenay dalka hooyo mogdisho ayaad ka helee.