Dagaal qaraar ayaa Garoowe ku dhex maraya ciidamo ka amar qaata Deni iyo kuwo taabacsan isbaahaysiga badbaadada Puntland. Xabadda ayaa bilaabmatay kaddib markii kalfadhiga Baarlamaanka oo goordhoweyd furmay la aqbalay in laga doodo furista dastuurka Puntland.
Waxaa kaloo halkaas ka bilawday in la isku adeegsado hubka kiisa culus
Dadka deegaankana ay durbaba ay ku bilabatay qax ah in laga cararo hubka dhacayo odayasha dhaqanka magalada ayaa wado isku dayo lagu joojinayo xabada si xaalada loo qaboojiyo
Wixii ka soo kordha waan idinla soo wadaagi doona
Wararsugan