Wasirka wasaradda awqaafta iyo Arimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta dib uga Soo laabtey magaalada Muqdisho .
Waxaana safar isuga jira gudashada Waajibaadka alle ee xajka iyo sadii uga warhayn lahaa xujeyda soomaaliyeed uga Maqanaa dalka Boqortooyada Sucuudiga Carabiya.
Wasiirka ayaa safarkusa waxa ku wehlinayey Masuliyiin ka tirsan wasarada uu qeyn ka ahaa Lataliye sare Mudane Yusuf Xasan Mursal
Waxana soo dhoweynta wasiirka ka qayb ahaa Wasiir ku xigenka wasaaradda duulista Hawada Axmed Jaamac cumar iyo Madax kale oo Goroonka ku soo dhaweysey
Guud ahaana waxa la soo gabagabeyey howlihii xajka oo ay wakiil ka aheyd Wasatada diinta iyoawqaafta dowladda Soomaaliya.