Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaliyeed oo muddo 2 sano ah waxbarasho heerka labaad ee maamulka amniga iyo howlaha ciidanka ku qaatay dalka turkiga ayaa maanta munaasabad qalin jebin ah loogu qabtay dalka turkiga iyagoo ka baxay Akdeemiyada (Turkish national police Academy.)
Munaasibada ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxwaynaha dalka turkiga rajab dayib ordugan saarkiil ka socotay safaarada Somaliya ee dalka Turkiga iyo marti sharaf kale.