Qaybo ka mid ah goobaha laga fuliyay mashruuca SCRP PROJECT ee dayactirka jambiga wabiga lagu sameeyay Tuuloyinka mooyko,kaluundi islamarkaasna hoos yimaada Degmada jowhar ayaa maanta kormeer ku tageen gudomiye ku xigeenka siyaasada gobalka gudoomiyaha Degmada jowhar iyo xubno ka socday wasaarada qorsheenta dawlada hirshabeele
Gudoomiyaha ayaa ku amaanay mashruuca SCRP PROJECT ee dayactirka jambiga wabiga sido kalena in aay sii balariyaan.