Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo Warbixin ka soo saaray caddadka lacag ka maqan khasnadda dowladda iyo dadaalka ay dowladdu ugu jirto ka hortagga musuqa, wax is daba-marinta iyo ku takrifalka dakhliga dowladda.
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa sheegay in khasnada dowladda laga waayay lacag gaaraysa 21 Milyan
By -
June 21, 2023
0
Tags: