Masaajidkani waa masaajidkii deegaanka daaru nimca kaa oo ay khawaarijtu qarxiyeen falkani waxa uu Cadayn u yahay in kooxdan Khawaarijtu ay dulaan ku tahay Diinteena Suuban islaamka Maadama ay Qaraxyo ku Burburiyeen Masaajidkii ku yaalay degaanka Darunimco ee Gobolka Shabeelaha dhexe.
Post a Comment
0Comments