magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in laba qarax oo xooggan ay halkaa ka dhaceen.
Waxaa Arinkaas xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Baardheere iyo weriyeyaal magaalada ku sugan.
Warku wuxuu intaa ku darayaa in qaraxyadu ay ka dhaceen goob lagu tababarayay ciidamo.