Taliyaha Ciidanka Birmadka Booliska Soomaaliyeed G/sare Suleymaan Maxamed Axmed Dulmi-diid, ayaa maanta Kormeer shaqo iyo u kuur gelid amni ugu tagey Ciidanka Birmadka ee ka howlgalla xarunta gobolka Banaadir, Halkaasi oo uu kula kulmay Saraakil Iyo Ciidan u Tagnaa Wajibaadka Qaran, isaggoo faray adkeynta Amniga Iyo in si wanaagsan loola dhaqmo Shacabka.
G/sare Suleymaan Maxamed Axmed Dulmi-diid, ayaa maanta Kormeer shaqo iyo u kuur gelid amni ugu tagey Ciidanka Birmadka
By -
June 23, 2023
0
Tags: