Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada ATMIS qeybta Shanaad ee kusugan Hirshabelle Mudane Jean Claude Niyiburana
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha Amni ee Gobolka Shabellaha Dhexe iyo sidii Ciidamada ATMIS qeyb uga noqon lahaayeen Howgalka ciribtirka Argagixisada wajigiisa labaad oo laga fulin doono Deegnada iyo Degmooyinka ay kaga suganyihiin Shabellaha Dhexe
Gudoomiyaha ayaa uga umahadceliyey Ciidamada ATMIS ee howgalka u jooga Soomaaliya sida ay u garab istaageen Ciidama xooga dalka Soomaaliyeed.