Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, isagoo guddoomiyay kulan ay ka qeyb galeen Bahda Garsoorka oo uu ugu sarreeyo guddoomiyaha Maxkamadda sare, Wasiirka amniga, Taliska iyo Hoggaanada Boliiska iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Faah faahinta Kulanka dib kala soco Insha allaah.