Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo beenisay in uu dalka ka cararay agaasimaha heyada socdaalka iyo jinsiyada. Waxayna cadeyeen inuu yahay waxa lagu baahiyay baraha bulsha been abuur cad agaasime (cabdul) waa shaqsi meel sare garsiiyay hay'ada jinsiyada iyo socdalka
Mudane cabdul dalka iyo dadka xaq kama uusan galin waana uu kumahadsanyahay wax qabadkiisa