Xarunta Qaramada Midoobay ee NewYork maanta, 5:00-ta galabnimo waqtiga Muqdisho, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulmi doona si ay uga hadlaan xaaladda Soomaaliya - dadka kulanka ka war bixinaya waxaa ka mid ah Ergeyga Gaarka ah ee Xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaalia, Catriona Laing.
Qaramada Midoobay ayaa kulmi doona si ay uga hadlaan xaaladda Soomaaliya
By -
June 22, 2023
0
Tags: