Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya shirka golaha amaanka ee QM ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu qudbad ka jeediyo halkaas uuna diirada ku saaro cirib tirka kooda alshabab. Iyo in laga qaado cunaqatenka saaran soomalia dhanka hubka iyo arimo kale.