Sidoo kale waxaa kulanka qeyb ka ahaa sarakiil ka socotay howlgalka AFRICOM, ATMIS, sarakiisha hey’adaha amniga ee Jubbaland iyo ciidanka xoogga dalka, waxaana shir guddoomiyey Madaxweynaha Jubbaland, iyadoo diiradda lagu saaray xaalada guud ee amniga deegaanada Jubbaland iyo qorshaha bilaabidda wajiga labaad ee howlgalka dalka looga xoraynayo kooxaha Khawaarijta ah.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo madaxtooyada jubbaland ku qaabilay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley
By -
June 14, 2023
0
Tags: