Baladweyne Ciidamo taabacsan guddoomiyihii xil ka qaadista lagu sameeyay Cali Jayte, ayaa la wareegay dhammaan xaruumihii maamulka gobolka Hiiraan.
Arrintaan ayaa kusoo aadeysa xilli uu ka biyo diiday Cali Jayte xil ka qaadistii dhawaan lagu sameeyay.
Madaxweyne ku xigenka hirahabele mudane yuusuf dabageed iyo gudomiyaha cusub ayaa ku sugan magaalada baladweyn walina wax war ah kama aysan dhihin arinkaas
Wixii ka soo kordha waan idinla wadaagi donaa