Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda federaalka ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Madaxweynaha iyo Wefdigiisa.

0Comments