Guddoomiyaha Guddiga Arrimmaha Gudaha Maamul Goboleedyada iyo Amniga BJFS.Xil.Fowsiyo Maxamed Sheekh Ayaa maanta shir Guddoomisay kulanka wadajirka ah ee labada Guddidi Gudd. Arrinaha Guddaha iyo Guddiga Dib-uhishiisiinta Golaha Shacabka BJFD.
Ajandihiisu ahaa la kulanka Ergayga gaar ka ah arrimaha dib-uhishiinsiinta somaliland Mudane.C/kariim Xuseen Guuleed fadhiga Kulanka ayaa xubnaha guddiga warbixin kadhageystay halka uu wax umarayo Ergayga gaar ka ah ee arrimaha dib-uhishiisiinta somaliland asigoona siqota dheer ugu hadlay marxaladaha ku horgudban dib-uhishiisiinta soomaliand waxa uuna Gudigu ka codsaday in ay lashaqeeyaan uuna ubaahanyahay talooyinkooda ku aadan dib-uhishiisiinta Soomaliland.
Guddiga ayaa dhankooda soodhaweeyay warbixinta uu siiyay Ergayga gaar ka ah arrimaha dib-uhishiinsiinta somaliland ayagoona sheegay in ay sidhaw ulashaqeeyn doonaan.
Ugudanbeyntii waxaa kulanka soo xiratay Guddoomiyaha Guddiga Arrimmaha Gudaha Maamul Goboleedyada iyo Amniga BJFS .
Xil.Fowsiyo Maxamed Sheekh oo uu wehlinayay Guddoomiyaha guddiga Dib u heshiinsiinta iyo hant u si celinta ayaa si wadajir ah u shir gudoomiyay Xil .Axmed iyo Xubnaha Guddiga dib-hishiinsiinta BJFS.