Madaxweynaha koonfur Galbeed mudane Abdiaziz Hassan Mohamed laftagareen Ayaa yiri Waxaan qeybaha kala duwan bulshada kasoo jeeda guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed ugu baaqayaa inay U-midooban Dagaalka Khawaarijta lagaga xureynayo Gobolada Koonfur Galbeed.
Lafta gareen oo ugu baaqay dadka ka so jeda koofur galbeed in loo midobo ladagalanka argagixisada alshabaab
By -
July 20, 2023
0
Tags: