Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via Liberia ee degmada Waaberi oo muda ku dhow 30-sano burbur xooggan iyo dayac xumo ka jirtay.
Dhagax dhigga waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee maamulka Gobolka Banaadir, maamulka Degmada, iyo qeybaha bulshada.
Sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ayagu soo dhaweyay dhib u dhiska wadadaan waxayna muhiim u noqondoonta gadiidka oo dhan iyo bilicda degmada.