Wasiirka wasaaradda Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle mudane Abdi Dahir Gure Karoore iyo agaasimaha guud ee wasaarada mudane Nur Hassan Muse ayaa ka qaybgalay xiritaanka shirka isku Dubaridka Xasilinta Qaran kaas oo maalmo ka socday caasimada jubbaland ee kismaayo
Shirka oo lagu soo bandhigay Hormarada laga sameeyay Barnaamijka xasilinta iyo sidoo kale Caqabadaha ka jira deegaamada iyo Degmooyinka laga xoreeyay Cadowga, waxaana laysla meel dhigay barmaamijyada Hortabinta u leh arrimaha xasilinta kuwooda ubaahan ka jawaabida deg dega ah iyo kuwa ubaahan udiyaar garow guud.
Shirka ayaa inta bdan leesla gartay sidii horay loogu sii wada lahaa arimaha xasilinta looma gaarsiin lahaa deegaano bdan