Mandheera-Ugu yaraan saddex qof oo rakaab ah ayaa ku dhintay, halka shan kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii ay miino ku qaraxday gaari rakaab ah oo ay safrayeen, kaas oo ka soo kicitimay deegaanka Madheera.
Miinadan ayaa la rumaysan yahay inay waddada ku aaseen maaleeshiyaadka al-Shabaab.
Halka ay wax ka dheceen ma ahan meel dagaan ah oo laga heli karo raad ama dad wax laga weydiiyo.