Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Sharif Sheikh Ahmed ayaa kawada hadlay Xaaladda Dalka, la dagaalanka 'AS' & Arrimaha Dastuurka sida lagu yiri qoraal labada dhinac ay soo dhigeen barahooda Xiriirka Bulshada.