Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaliyeed ee danab iyo gorgor ayaa siwada jir ah u fuliaya howlgalo lagu baacsanayo khawaarijta ,howlgaladaan ayeey ciidanku kasameeyeen deeganada ceel qansax Ceel huyin iyo gallibaax oo hoos yimada dagmada galcad ee gobolka galgaduud.
Ciidanka ayaa inta ay howlgalada ku guda jireen waxay fashiliyeen qaraxyo ay argagixisada arxanka daran ladamacsanaayeen in ay kuwaxyeeleeyaan dadka Shacabka.